Qaamuuska Asalka
saraacimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Libaaxbadeed aad u weyn oo gafuur dheer iyo ilko kuwa miinshaarta u eg leh.
Erayo la-mid ah
saraad1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdo…saraad1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.saraadiWax dhici doona mala-awaalid.saraadinld saraadis.saraarWeylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday …saraarogabbalaynsaraarogabbalee. ld saraarogabbalays.saraarogabbaleArar laga hormariyo intaan la guda gelin hadal du-lucdiisa.saraarogabbaleeHadal dulucdiis intaan la gudagelin arar sheegid.

