Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sanuunadaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax sanuunad leh ahaansho.

Erayo la-mid ah

sanuun1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la du…sanuunHilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.sanuunadIidaan ka samaysan hilib, khudaar, dufan iyo geedo udgoon oo…sanuunadaysnaanld sanuunadaysnaansho.sanuunadaysnaansho/dh ld sanuuna-daysnaan.sanuunadeeCunto sanuunad u yeelid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms