Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

samir

MagacLafdheeri

Macnaha

Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.

Erayo la-mid ah

samirsanWax samray ahaansho.samirsanaanld samir-sanaansho.samirsanaansho/dh ld samirsanaan.samirsii1. Qof samir gayeysiin. 2. Qof wax uu ku sabro siin ama u sh…samirsiinld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms