Qaamuuska Asalka
salli
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan. 2. Gogol yar oo lagu tukada. 3. Derin yar.
Erayo la-mid ah
sallaaddoWaran yar oo lagu dagaalo.sallaanJaranjaro.salladS. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.salladKu s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.sallad1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selledā¦salladanKu s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho.ā¦salladidld sallidid.salladnaanld salad-naansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
