Qaamuuska Asalka
sallax-barafeed
(juqr.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cuf ballaaran oo baraf ah oo daboola dhulal ballaaran ee ku dhaca cirifyada; sallaxa barafka dushiisu sida badan waa simanyahay. Baraf gogollada Giriinland iyo Antaartika waa kuwa keliya o waaweyn oo imminka jira.
Erayo la-mid ah
sallaaddoWaran yar oo lagu dagaalo.sallaanJaranjaro.salladS. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.salladKu s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.sallad1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled…salladanKu s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho.…salladidld sallidid.salladnaanld salad-naansho.

