Qaamuuska Asalka
saayiraad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Macaamil wanaagsan, wax isdhaafsi leh oo cid dhexmara. 2. ld saayirid.
Erayo la-mid ah
saayaqNin qalinka, dahabka iwm ka sameeya waxyaalaha lagu xarragoo…saayidS. ah: wax dheeraad ah. ld saa'id¹.saayidWax kordhid. ld saa'id².saayidcalaynld saa'idcalayn.saayidcaleeKa s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.saayidiWax tiradooda kordhin. ld saa'idi.saayididld saa'idid.saayidinld saa'idin.

