Qaamuuska Asalka
saabley
(-yo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.
Erayo la-mid ah
saab1. Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelas…saabWeel saab u yeelid.saab1. (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal…saabaanAlaabta guryaha la dhigto oo ay ka mid yihiin kuraasta, miis…saabanWax saab leh ahaansho. ld saabsan.saabashold saabsasho.saabbilaashSaab weyn oo alaabta lagu rito.saabbirS. ah: cayr fara maran.

