Qaamuuska Asalka
ruub
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo. 2. Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.