Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rushee

(-sheeyay, -shaysay)
Falg2

Macnaha

Dhul biyo si habaysan ugu bilbilid.

Erayo la-mid ah

rushaynld rushays.rushaysanDhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.rushaysnaanld ru- shaysnaansho.rushaysnaansho/dh ld rushaysnaan.rushaysoQof meel biyo ku bilbilasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms