Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ruq

MagacDhexdhexaad

Macnaha

R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.

Erayo la-mid ah

ruqaansashold ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruuqansasho.ruqaanso1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuur…ruqoQof ama neef xoolaad oo aad caato u ah.ruqoQof ama neef xoolaad aad u caatoobid.ruqsaysoQof shaqo ka tegid.ruqseeQof ruqso siin.ruqso1. Idan; fasax. 2. Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey la…ruqsoGeed si xoog leh dhul uga siibasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms