Qaamuuska Asalka
rummayo
(-yday, -yatay)Falmg3
Macnaha
Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.
Erayo la-mid ah
rummaan1. Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro …rummaanMaro midabkeedu isugu jiro madow guduud iyo caddaan ama garb…rummayQori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sif…rummayanWax rummay lagu nadiifiyey ahaansho (ilko).rummaynaanld rummaynaansho.rummaynaansho/dh ld rummaynaan.rummaysashold rummaysad, rummaysi.

