Qaamuuska Asalka
rukun
(-ummo/-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta. 2. Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo. 3. ld rukni (2). Tiir.
Erayo la-mid ah
rukuman1. Wax si joogto ah loo helo ahaansho. 2. Ku r.: tiir iwm wa…rukumashold ruku-mad.rukumnaanld rukum-naansho.rukumnaansho/dh ld rukumnaan.rukumoQof wax rukun ka dhigasho.rukuuc/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo …rukuucQof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc…rukuucidld rakuucid.

