Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rud

(-day, -dday)
Falg1

Macnaha

Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.

Erayo la-mid ah

rudanCunno wax la ruday ahaansho. ld rudhan.rudcidld ruduc¹.rudhnaansho/dh ld rudnaan.rudidld rudhid, rudhis, rudis.rudmoIn cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.rudnaanld rudnaansho, rudhnaan, rudhnaansho.rudnaansho/dh ld rudnaan.rudsiiNafley cunto uu ridmo ka goosto siin. ld rudhsii.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms