Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rimmaygacmeed

MagacLafdheeri

Macnaha

Mino-ku-shubidda neef tabsan lagu shubo mino.

Erayo la-mid ah

rimmanNafley dheddig wax rimay ahaansho.rimmanaanld rimma- naansho.rimmanaansho/dh ld rimmanaan.rimmayGeela ama xoolaha inta rimman. ld rimmayo.rimmayIlmaggaleen; min.rimmaybaaridBaaridda neef dheddig oo lo' ah laga baaro rimmay.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms