Qaamuuska Asalka
rifrifnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld rifrifnaan.
Erayo la-mid ah
rifrif1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin …rifrif1. Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid. 2. Waraaq, maro…rifrifanTimo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.rifrifanTimo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.rifrifashold rifrifad.rifrifnaanld rifrifnaansho.rifrifoLaf hilib ka feenasho.

