Qaamuuska Asalka
rif
(-fay, -ftay)Falg1
Macnaha
1. Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid. 2. Laf hilib ka dhammeyn. 3. Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
Erayo la-mid ah
rifanFalka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, …rifanMaqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.rifanMaqaar, maro iwm wax la rifay ahaansho.rifashold rifad.rifnaanld rifnaansho.rifnaansho/dh ld rifnaan.rifo1. Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho. 2. Laf hilib ka…rifrif1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin …

