Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
riddaami
(-iyay, -isay)
Fal
g2
Macnaha
Wax culus hore u riixid.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
riddo
1. Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray. 2. Diin lagu …
riddoobid
ld riddow¹.
riddow
Ka bixidda laga baxo diinta Islaamka. ld riddoobid.
riddow
Diinta Islaamka ka bixid.
Erayga Manta
booc
Geed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.