Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rib

MagacDhexdhexaadkh

Macnaha

R. ah: hoore adag.

Erayo la-mid ah

ribashold ribad.ribee1. Cid masabidid. 2. U r.: cid u hanjabid.ribixFaa'iidada wax laga helo.ribixWax faa'iido ka helid.ribmidabQiyaasta tayada muuqaalka midab. Midabbada caddaan, madow ma…ribnaanXaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. ribnaant…riboHanti dulsaar ah oo laga qaato hanti la is amaahiyay.riboNafley salka ku siqid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms