Qaamuuska Asalka
ray
(-yay, -ysay)Falmg2
Macnaha
1. Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho. 2. Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
Erayo la-mid ah
raybosoom(baay.) Jidh yar oo dhululubaysan oo ku dhexjira unug nool, …raybows(kiim.) Monosakaraydh (C H O) oo inta badan aan keligeed lag…raydabGeed weyn, toos u baxa, oo aan qodax lahayn oo udbaha iyo ti…rayfalBuntukh dheer oo qaada 11 (kow iyo toban) xabbadood oo marki…rayfeDiifta qof ka muuqato nafaqo xumo awgeed.rayid1. Shacbiweynaha aan askarta ahayn. 2. Shacbiweynaha inta aa…rayidnimoRayid ahaansho.rayiisMeel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyee…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
