Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rajab

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.

Erayo la-mid ah

rajakorisR. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay.rajakoris1. Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa. 2. Naag naxariis…rajalBil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexe…rajannimoIlmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.rajayWiil yar oo hooyadii dhimatay.rajayGabar yar oo hooyadeed dhimatay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms