Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rablee

(-leeyay, -laysay)
Falmg2

Macnaha

1. Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan 705rableysad boodid. 2. Timo haween si rable ah u samayn.

Erayo la-mid ah

rablaynld rable (1).rable1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba…rableysanWax la rableeyay ahaansho (timo haween).rableysashold rabley-sad.rableysnaanld ra- bleysnaansho.rableysnaansho/dh ld rableysnaan.rableysoGabar timo si rable ah u samaysasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms