Qaamuuska Asalka
rab
MagacLafdheeri
Macnaha
Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.
Erayo la-mid ah
rabaalMeel taag ah ama kur ah.rabadin1. Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro k…rabaqaadRatibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.rabaqaad(xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo hor…rabashRabsho; fidmo; qulqulad; qas. ldrabashCid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.rabbaasOrod boodbood leh. ld rabbaasid.rabbaasOrod boodbood leh samayn (nafley).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
