Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raawi

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Bir si ay u simanto garaacid. 2. (f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.

Erayo la-mid ah

raawinld raawis¹ (1).raawis; ld raawisid(2).raawisMindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir.raawisGaadiid-badeed majare u toosin.raawisidld. raawis¹ (2).raawisnimoMindi raawis ahaansho. ld saawirnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms