Erayo la-mid ah
raalli1. R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn. 2. R. ah: qof aa…raalliggeliCid wax ay raalli ku noqoto u sameyn.raalliggelinFicil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu …raallinimoQof wax ka raalli ah ahaansho.raalliyanimoRaalliyo ahaansho.raalliyoR. ah: haweenay ninkeeda u dhego nugul ah. ld raalliyad.

