Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ra'yi

(aaraa', m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.

Erayo la-mid ah

ra'yibixiKa r.: arrin figrad ka dhiibasho. ld ra'libixi.ra'yibixin'yibixi. ld ra'libixin.ra'yiyayn'yiyee. ld ra'liyayn.ra'yiyee/mg2 (-yeeyay, -yaysay) 1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.m…ra'yulcaamFigrad dadka intiisa badani isku raacsantahay.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms