Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quus

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.

Erayo la-mid ah

quusashold quusad.quuseQof biyaha inta quusa muddo badan ku jiri kara.quusi1. Nafley biyo hoos u gelin. 2. Cid rajo la'aan dhigid.quusidld quus¹.quusoWax ka samrid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms