Qaamuuska Asalka
qurux-u-bogid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid. 2. (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.
Erayo la-mid ah
qurub(nax.) Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno…qurubWax cadcad yaryar ka dhigid.qurubGabal yar.qurub-logardam(xis.) Qaybta togan ee ka mid ah logardamka tiro ee ah jajab…qurudHarag timo ka wada hoolid.qurudCudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badana…qurumoGudin yar oo weelasha lagu qoro. ld qorimo.qurumohulukoQurumo masaarta u eg.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
