Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quruun

(-uumo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dadyow isku qarni noolaa.

Erayo la-mid ah

qurubWax cadcad yaryar ka dhigid.qurubGabal yar.qurub(nax.) Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno…qurub-logardam(xis.) Qaybta togan ee ka mid ah logardamka tiro ee ah jajab…qurudCudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badana…qurudHarag timo ka wada hoolid.qurumoGudin yar oo weelasha lagu qoro. ld qorimo.qurumohulukoQurumo masaarta u eg.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms