Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qurbaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cunto loo sameeyo allabari. 2. Allabari yar.

Erayo la-mid ah

qurbaansoQurbaan samaysasho.qurbacAwr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin.qurbacyeeHal qurbac dhalid.qurbacyeynld qurbacyeys.qurbanWax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.qurbanaanld qurbanaansho.qurbanaansho/dh ld qurbanaan.qurbaxNafley nafbixid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms