Qaamuuska Asalka
qummud
MagacLafdheeri
Macnaha
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
Erayo la-mid ah
qummaati1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; t…qummaatiQof tilmaan toosan siin.qummanJawaan weyn.qummanCuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaa…qummanQ. ah: haweeney da' ah oo ganacsi yar sameysa.qumman4Qof aan qaldanayn ahaansho.qummanaanld qummanaansho.qummanaansho/dh ld qummanaan.

