Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qumbac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed aan qodax lahayn oo geedaha kale ku faalala, baxshana miro macaan oo la cuno. 2. Gabooye.

Erayo la-mid ah

qumbaarTuke.qumbacoQof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid…qumbahooleQalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaal…qumbe1. Geedka naarjiinka. 2. Miraha geedka naarjiinka. 3. Xasdha…qumbuladBambo weyn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms