Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qulaanqulye

MagacLafdheeri

Macnaha

Muruq iyo carjaw isku dhafan oo hunguri cadka korkiisa ku yaal. ld qulaanqulshe.

Erayo la-mid ah

qulaami1. Ku q.: qof jirran jeenan siin. 2. ku q.: nafley wax ay ca…qulaaminld qulaamis.qulaan1. Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lag…qulaanqulsheQaybta hore ee hunguri cadka afar addinleyda lafdhabarta leh…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms