Qaamuuska Asalka
qujee
(-jeeyay, -jaysay)Falg2
Macnaha
1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha