Qaamuuska Asalka
qorraxayso
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax qorrax u dhigid. 2. (f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
Erayo la-mid ah
qorraajeMaroodi lab.qorratoJaad la bah ah goodaaddada ama qallajista oo ku nool guryaha…qorraxMeeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; ca…qorrax-soobaxWaqtiga ay qorraxdu dhulka u soo baxdo.qorraxaynld orraxayn.qorraxaysanWax qorrax la dhigay ahaansho.qorraxaysashold qorraxaysad, qorraxaysi.qorraxaysnaanld orraxaysnaan, orraxaysnaansho, qorraxaysnaansho.

