Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qob

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Diir; dub; qolof. 2. Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.

Erayo la-mid ah

qobbeDhaxan qabow oo habeenkii soo dhacda; nadwad; dheel.qobboGeed caleemo balballaaran oo saliid leh.qobleRoob muddo dheer da'a oo aan biyo dhigin.qoboDhaxan aad u qabow oo habeenkii soo dhacda.qoboshNafley lab oo gaboobay.qobtolHeeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo ji…qobtolHeeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga…qobtolanHeeryo wax la qobtolay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms