Qaamuuska Asalka
qixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed. 2. Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.Macnaha