Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qiblo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan. 2. (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.

Erayo la-mid ah

qibleeWax dhanka qiblada u jeedin.qibleysanWax dhanka qiblada u jeeda ahaansho.qibleysnaanld qibleysnaansho.qibleysnaansho/dh ld qibleysnaan.qibleyso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Cid qiblo u jeedsasho. 2. (f.m…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms