Qaamuuska Asalka
qeydar
(qeydar, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa. 2. Balli yar.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
1. Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa. 2. Balli yar.