Erayo la-mid ah
qaydDhul cabbirid.qaydanWax la cabbiray ahaansho (dhul).qaydarGeed weyn oo qodax leh oo quraca la bah ah oo leh mayrax fii…qaydinUl dhuuban oo geela lagu ilaaliyo.qaydin-haysQ. ah: nin meesi xoolaad si joogto u ilaaliya oo aan ka hari…qaydnaanld qaydnaansho.qaydnaansho/dh ld qaydnaan.qaydoDhul, qayb go'an cabbirasho.

