Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qawl

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Curdanka baarka geedaha ka soo baxa. 2. Hadal; erey. 3. Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.

Erayo la-mid ah

qawlalLabada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws-…qawlalNafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.qawlalanWax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).qawlalnaanld qawlalnaansho.qawlalnaansho/dh ld qawlalnaan.qawleyMindi xoog badan oo hilbaha lagu googooyo.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms