Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qamuuri

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax dedid.

Erayo la-mid ah

qamuunyeeysanWax ciil iyo caro awgeed bushimaha la qaniinaaya ahaansho.qamuunyeysnaanld qamuunyeeysnaansho.qamuunyeysnaansho/dh ld qamuunyeysnaan.qamuunyoCiil iyo caro badan oo bushinta hoose lala qaniino.qamuunyooCiil iyo caro badan darteed faruuryo la qaniinid.qamuurinld qamuuris.qamuursanWax la deday ahaansho.qamuursanaanld qamuursanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms