Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qamiic

MagacLafdheeri

Macnaha

Saluugmo yar.

Erayo la-mid ah

qamiicsanKa q.: qof wax saluugsan ahaansho.qamiicsanaanld qamiicsanaansho.qamiicsanaansho/dh ld qamiicsanaan.qamiirsanaansho/dh ld khamiirsanaan.qamirQ. ah: badar yar oo ceeriin ah.qamirBadar ceeriin ku cunid (qof).qamisLaab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si lo…qamisRati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms