Qaamuuska Asalka
qamanyuus
MagacLafdheeri
Macnaha
Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.
Erayo la-mid ah
qamaamudMaro, maqaar iwm isku qarin (qof).qamaamudIsqarinta qof maro, maqaar iwm isku qariyo.qamaamudanWax is qamaamuday ahaansho (qof).qamaamudnaanld qamaamudnaansho.qamaamudnaansho/dh ld qamaamudnaan.qamaanMeel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.qamaanKu soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu so…qamadi/dh Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la…

