Qaamuuska Asalka
qallayl
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qoyaan iyo jileec la'aan. 2. ld qallalnaan.
Erayo la-mid ah
qallaafoHogfo.qallaal1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afk…qallaalWaddo aan toobiye ahayn.qallac1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela w…qallac1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daq…qallacanQof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.qallacnaanld qallacnaansho.qallacnaansho/dh ld qallacnaan.

