Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qallal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.

Erayo la-mid ah

qallaafoHogfo.qallaalWaddo aan toobiye ahayn.qallaal1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afk…qallac1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daq…qallac1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela w…qallacanQof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.qallacnaanld qallacnaansho.qallacnaansho/dh ld qallacnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms