Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaflan

(-amay, -antay)
Falmg1

Macnaha

Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).

Erayo la-mid ah

qafladKedo; lamafilaan.qafladXirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo …qaflanaanld qaflanaansho.qaflanaansho/dh ld qaflanaan.qafloCiyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax ka…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms