Qaamuuska Asalka
qafilo
(-ishay, -ilatay)Falg3
Macnaha
Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.
Erayo la-mid ah
qafil1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel…qafilAlbaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful²,…qafilanWax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.qafilashold qufulasho, qunfulasho.qafilidld qafil¹ (2), qafil¹, quful¹, qufulid, qunful.qafilnaanld qafilnaansho, qufulnaan, qufulnaansho, qunfulnaan.qafilnaansho/dh ld qafilnaan.qafis(1).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
