Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaaqle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof qaylo iyo dhib badan. 2. Qof aan waxba haysan. 3. Nin xishood yar.

Erayo la-mid ah

qaaqErey tilmaama qaylo ama ci.qaaqamiWax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.qaaqaminld qaaqamis.qaaqanFariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.qaaqleeHadal aan macno lahayn sheegid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms