Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaaje

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan. 2. Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.

Erayo la-mid ah

qaajabbeelQof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.qaajabbeelXoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².qaajaysnaansho/dh ld gaajaysnaan.qaajeerUskag cad oo jirka dadka, dharka iwm ku samaysma marka uu dh…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms