Qaamuuska Asalka
qaaddo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Fandhaal macdan ka samaysan; malgacad. 2. Bir yar oo wareegsan ama afar gees ah oo badanaa dhexda carrab yar oo af dhuuban ku leh oo suumanka iwm inta madaxa lagaga xiro, dacalka kale daldaloolladiisa la suro oo lagu qabto. 3. eeg qaa'id.
Erayo la-mid ah
qaad/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn. 2.…qaad1. Mugga ay wax leeyihiin. 2. Awoodda qaadis ee wax leeyihii…qaadaadhigArrin si dhab ah u faaleyn.qaadaadhigidld qaadaadhig¹.qaaddac1. Wax diidid. 2. Xiriir goyn. 3. Dhagax lagu huufayo dhagax…qaaddacaadGo'aan wax lagu diido.qaaddanQof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.qaaddanaanld qaaddanaansho.

